Donald Trump oo ka laabtay Ninkii uu u xushay Agaasimaha Sirdoonka iyo Sababta keentay

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ka laabtay nin uu la doonayay in uu u magacaabo agaasimaha Sirdoonka dalka Mareykanka, kadib dhaleeceyn xoogan oo ninkaasi kala kulmay Warbaahinta. Donald Trump ayaa u xushay John Ratcliffe in uu u magacaabo agaasimaha Sirdoonka , hasa ahaatee Madaxweynaha ayaa go’aankaasi dib uga laabtay kadib cadaadis soo food saaray ninka … Continue reading Donald Trump oo ka laabtay Ninkii uu u xushay Agaasimaha Sirdoonka iyo Sababta keentay